liin dhanaantu waxa ay ka kooban tahy qeybaha kala duwan ee nafaqada waxa ayna qani ku tahay vitaminada
sida vitaminC,vitaminB9 iyo noocyada kala duwan ee vitaminB complex
sidokke waxa laga helaa veberka,chlorska,iyo xadi yar oo protin,carbonhyder,iyo fat sidokle liin dhanaantu waxa ku jira ama laga helaa cuunyada kala duwan ee macdanta
sida iron,magnisium,potassium,calsium dhamaantod waxa ay muhiim u yihiin cfimadka jirka oo hadii uu midkod ku yaraado cafimadkaga qatar gali karo
liin dhanaantu waxa ay sare u qaadaa ama ay xoojisaa difaaca jirka mxaa yeelay xadiga badan ee vitaminC ga ku jiraa ayaa wuxuu kashaqeeyaa difaaca jirka in ay xoogeystaan waxaa kalo ku jira maado aa shita ah taas oo burburisa dhagxaha ku sameysmo kilyaha
liin dhanaanto waxa ay ka hortagtaa ama ay yareeysaa caabuqyada ama infectionada maxaa yeelay vitaminC ku jira liin dhanaanta ayaa waxa ay la dagaalantaa jeermiska sida becteiada,vanga liin dhanaan ta waxa ay caawisaa shaqada beerka oo waxay beerka ka nadiifisaa waxaa yaabaha sunta ah oo beetka halis galinkara sida unic acidka liin dhanaantu waxa ay ka hortagtaa dhiig yarida folic acid ama vitaminB9 sido kle waxaa ku jira macdanta iron ta oo ka qeyb qaata unugyada dhiiga cascas liintu waa jeermis dile xoog badan sidokle liintu waxa ay ka qeyb qaadataa bogsashada dhaawaca sida dadka ciridka ka dhiiga ama dhaawaysda aan bogsoon liin dhanaantu waxaa kale oo aay u fiicantahy cafimadka maqaarka mxaa yeelay vitaminC GA laga helo liinta waxa ay caawisaa sameysanka collaginka collOgenka waxa uu ka qeyb qaataa cafimadka ma qaarka
liin dhanaantu waxa ay xoo jisaa xididada dhiiga si uusan dhiig bax u dhicin gaar ahaan dadka qabo xanuunka dhiig karka
ugu dambeen waxaan idinkula talinayaa in aad si joogta ah u isticmaasho liin dhanaanta
wadna ku mahadsantahay aqrintaada wanaagsan.

0 Comments