LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

What are the benefits of cucumber ?


qajaarka ama cucumberka waxa uu ka koobanyahay noocyada kala duwan ee nafaqada sida vitaminK,vataminC sido kle waxa uu ka kooban yahay protin,viber, sido kle 
waxa ku jira macdanta magnesium,potassium dhamaan waxey muhiim u yihiin cafimaadka jirka jaqaarka ama cucumber waxaa ku jira maadoyin dhiiga ka nadiifiya wasaqda sida yareenta waxasda dhiiga waxa uu jirka ka saacidaa in uu jirka ka hortago cuduro badan oo halis galin kara
 sido kle qajaarka waxa uu ka horyagaa fuuqbaxa jirka maxaa yeelay waxaa ku jira 
xadi badan oo biya ah sidas ayuu oga hortagaa fuuq baxa 
qajaarka waxa uu ka hortagaa in miisaanka jirka uu siyaado waayo waxaa ku yar carbonhydaredka waxaana ku badan biyaha qajaarka waxa uu caawiyaa xiid mayaasha si saxarada ay dibada ugu soo baxdo ama uu kaga hortago calol istaaga ama calool xiranka qajaarka waxa uu aad ugu wangsan yahy cafimaadka wadnaha maxaa yeelay qajaarka waxaa laga helaa curiyaha potassiumka oo aad uga qeyb qaata shaqada wadnaha qajaarka waxa uu ka hortagaa in haraga ama maqaarka in si dhaqsi leh ay u dhamaadaan waa sababta marwalbo looga sameeyo noocyada kala duwan ee creamka aad ayuu muhiim ugu yahay haraga amaba maqaarka sidoo kle qajaarka wuxuu yareeyaa xanuunada iyo caabuqa wuxuuna u wanaagsan yahy lafaha waana miraha ugu badan ee laga helo vitaminD.


 hadaba jaqaarku waa cafimadka maqaarka iyo lafaha ku dadaal cfimdka jirkaga wadna ku mahadsantahy aqrintada.

Post a Comment

0 Comments