LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

READ THE HEALTH BENIFITS OF SPINACH.

 Koostadu waa qudaar ay ka buuxdo maa dooyin oo jirka aad ugu baahan yahy oo hadii ui qofk

u waayo qatar galin kara cfimad kiisa waxaana ka mid ah

Naicin,zinc , protein, magnesium, potassium, copper, calcium,  thimin, iron 

Sidokle waxaa ku jira noocyada kala duwan ee vitaminska sida 

Vitamin A, vitamin C ,vitamin E, vitamin K, vitamin B6, vitamin B2

Dhamaantoda waa maadoyin jirka wax tar u leh aanan ka maarmi karin

Koostadu waxaa aad ugu badan maadada jirka sunta ka saarto ee loo yaqaado antioxdent waxaa kalo ku jira folate taas oo aad ugu muhiimsan wadnaha iyo xididada dhiiga

Maadada magnesiumka ee ku jirto koostada waxa ay ka qeybqaadataa controlka cadaadiska dhiiga

Sidokle koortada waxaa ku badan 

Beta-corotene

Lutein

Xenthen

Oo ah maadoyin aad ugu wangsan indhaha oo araga ayey ziyaadiyaan

Ugu dambeen waxey u wangsan tahy koostada oo waxa ay ka hortagtaa calool xiranka waxaa kle oo ay u fiicantahy dadka qabo xanuunka gaaska 

Waxan kugula talinayaa inaad isticmaasho kostada i.a 

Wad ku mahadsantahay aqriskaga.


Post a Comment

0 Comments