LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

6 SHEY OO KOBCISA XASUUSTA MASKAXDA


 Waxaan kuu sheegi doonaa lix shey oo kobciso xasuustada ,xifdinta awoodaada iyo keydinta macluumaad kaga

1.physical activity.

Jimicsiga qofka sameeyo maalintii 10-20 qadiiqo maalintii taas waxa ay kaa caawineysaa qulqulka dhiiga inuu saro u kaco si uu dhiig badan maskaxda u gaaro marka ay hesho maskaxda dhiig ku filan waxaa waxaa si fiican u shaqeysa qeybta xasuusta iyo xifdinta ama keydinta sidaasi daryeed jimicsigu waa mu hiim in aad samryso.

2.stay mantlly active.

Waa inaad sameysaa wax xasuusta maskaxda aad ka shaqeysiisaa oo waxyaaba aadan aaqoonin aad isku daydaa inaad barato tusaale inaan quraanka aad qeybto ama aad xifdido, luuqad inaad barabo, wada aadan garaneynin inaad warno buugaag aqriso waxyaabo cusub inaad sameyso waxa aay kaa saacideysaa xasuusta maskaxda inad saro u qaado.

3.socialize regularly

Bulshada inaad dhaxgasho waxa ay kaa saacideysaa xanuunada stresska iyo walwalka iyo wax yaabahaas iney hoos u dhac ku yimaadan inta badan dadka bulshada dhaxgala kuma dhacaan cuduradaan stresska iyo walaahowga maadaama dadka cuduradaan qabo oo uu hoos u dhac uga yimaado dhanka xasuusta markas sidas darteed qofka hadii uu yahay qof bulshaawi ah waxey ka caawineysa xasuusta maskaxda iney saro u kacdo.

4.GET ENOUGH SLEEP

Hurdada waxa ay ka qeyb qaadataa xifdinta maskaxda iyo xasuusta waxaa larabaa qofka inuu seexdo 6-8 sac habnkii oo xiriir ah marka ku dadaal hurdada.

5. EAR A HEALHY DIET

Inuu qofka cuno cunto caafimad led sida qudaarta cagaaran,furutka, sabiibka iyo waxyaabo kle oo la mid ah qofka waxa ay saro u qaadeysaa xasuustiisa iyo fahankiisa.

6.MANAGE CRONIC CONDITIONS.

In aad managegareyso cudurada chronic conditionska sida dhiikarka,sokorta,crestorolka iwm ah inad kontoroosho oo aad la socoto cafimadkaga waxa ay kaa saacideysaa xasuusta maskaxdaada iney saro u kacdo xaa jirta oraah dhaheysa maskax iyo jir caafimad qaba ayaa wax qeexa ama xifdiya

I.a ku dadaala cafimad kiina iyo jimicsiga isagane waa muhim illahay xasuusta ha no siyaadiyo aamiin i.a wadna ku mahdsanthy aqrintada.

Post a Comment

0 Comments