LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

the easiest way to lose weight.


 Madooneysaa inaad hoos u dhigto miisaanka jirkaga hadaba cab biyo kugu filan waa run waxaan is weydineysaa sidee biyuhu miisaankeyga hoos ugu dhigi rakaa baahida iyo haraada ama oonku waa ku halmee oo maskaxda ja yimaada calooshu marka ay dareento iney dharagto waxa ay fariin u dirtaa maskada si loo joojiyo cuntada sidokle hadii ay baa hatane fariin kle ayan direysaa si loo buuxiyo marka hadii aad biyo badan cabto calooshu waxa ay dareemeysaa dharag baahine kuma qabaneyso

Sido kle waxaa dhacda inad dareento gaajo iney ku heyso adiga oo u baahan galaas biyo ah kaliya hadii aad gaajo dareento hal gaalas o biyo ah cab meeshas waxaa ku haraayo cuntoyinkii fududaa ee aad qaadan jirtay adiga oo tii joogtada ahaa ku sugaayo

Dhinaca kle biyaha waxa ay ka qeyb qaataan habdhiska dheef shiidka fiican inad hesho kas oo ka sii qeyb qaata kaas oo aad miisanbadan luminkarto

Cabida badan ee biyaha wuxuu gubaa baruurta jirka  ama chloreska jirka sidokale biyaha oo lacabo waxa ay nadiifiyaan dheefshiidka iyo xubnaha jirka oo dhan qeyb walbo waxa ay u baxaan noocyo badan oo aay ka mid yihiin kaadi ,saxaro,iyo dhidid jirka hadii uu oo wan yahay ma iska saari karo qashinka 

Ragu waa iney cabaan biyo dhan 3 liter una dhiganta 13 koob oo biya ah maalinkii

Dumarkuna waa iney cabaan 2.5 liter oo biyo ah una dhiganta 9 koob maalintii

Waa inad cabtaa 500ml oo biya ah 30 daqiiqo ka hor inta aadan ku raacanin qadada iyo cashada intaba cab 

Waxaa wanagsan in aad biyo badan cabto xiliyada aad jimicsiga sameyneysid sidokle waxaa wngsan inad cuntid frutska ay biyuhu ku badan yihiin sida qaraha ama xabxabka ,canabka , tamatada ,iyo qajaarka.


Biyuhu waa u muhiim cafimadkaga fadlan biyo kugu filan cab maalintii 

Wad ku mahadsantahy aqriskaga wangsan 

Post a Comment

0 Comments