6.KOOSTADA
Koostada waxa ay leedahay nafaqooyin badan oo aad muhiim ugu ah jirka bani aadamka oo aayna u baahan yihiin maalinkasto aadanuhu waxay u fiicntahy cfimadka waxaana laga helaa (folic acid,vitamin E,magnesium,vitamin A,viber,protien)iyo vitamino kle waxay awood u leedahy jirka bani aadamka iney wax kabadasho waxey si gaar ah u anfaceysaa maqaarka adag kostada waxaa ku jira antioksides ladagaalama dhamaan codyada kala duwan ee wax yeelada maqaarka ku dhaca marka aad cunto koostada waxa aad nadiifineysaa maqaarka jirkaga adiga oo ka bilaabayo gudaha jirkaga.
7.ANSALAATADA
Ansalaatada waxaa ku jira vitamino kala duwan waxey sodokle ka koobanthy macdanta ay ka mid tahy sodiumta,potassium,iyo biyo badan wexey ka hortagtaa inuu jirta qalalo
8.BABAAYGA
babaayga waa qudaar cajiib ah waxa uu leeyahy faaiidoyin nafaqeed oo aad u badan mana lahan wax chrostorol ama suger ah sidaas awgeed hadii aad doo neyso inad miisaanka iska dhinto cun maalin karts waxa uu aad ugu fiican yahay dheefshiidka waxyaabaha laga helo waxa kamid ah vitaminC vetiminE iyo sidokle vitamino kle.
10.KAROOTADA.
karootada faaiidadeeda kuma koobno indhaha blse maqaarka ayey wax u tartaa wexey si gaar ah ugu fiicantahy maqaarka inuu iska nadiifiyo burburka iyo unugyada dhintay waxa ay leedahay vitaminA waxeyna ka hortag taa in unugyada ee siyaadada ah ay ka sameysmaan dabaqyada sare ee maqaarka jirkaaga sido kle waxa uu yareeyaa unugyada kansarka
Dhamaan cunooyinkas sa ka so sheekeynsay waxa ay faaiido u leeyihiin jirkaga iyo maqaarkaga taas oo ku siinkarta qurux dabiici ah wax yaabo badan oo faaiido ah ayaana ku jiro

0 Comments