6 daan cunto waxa ay ka hortagtaa cudurada halista galin kara caafimaadka xubnaha kala duwan ee jirka
1.TUUNTA
tuuntu waxa ay jirka ka nadiifisa sunta waxaana ku jirto maado lagu magacaabo (allicin) madadaas oo saro uqaadaa unugyada dhiiga cascas ee loo yaqaano (white blood cells) sido kalane ka caawisa in sunta banaanka looga raaro jirka waxaana aad u fiican in la isticmaalo iyada oo ceyriin ah
2.LIIN DHANAANTA
Liina waxaa ay jirka ka saartaa sunta liinta oo subixi biyo diiran lagu darsado subax walbo sunta ayey jirka ka saareysaa waxaana laga helaa (vitaminC) taas oo caawisa maqaarka iyo difaaca jirka qofka si joogta ah u isticmaala waxa ay caawisaa ama ay ka qeyb qaada taa nidaamka difaaca jirka.
3.SANJABIISHA QOYAN
sanjabiisha waxa ay u fiican tahay dibiryaha calool xiranka qofka oo aan baahi qabaneynin oo waxa ay saro u qaadaa habdhiska dheef shiidka isla markaana uu si dagdag ah u shaqeeyo dibiryadana ay meesha ka baxdo hawada caloosha ku wareeganeysane ee yaraato sidaas ayuuna wasaqda jirka oga nadiifiyaa habdhiska guud ee dheefshiidkane wuu ka qeyb qaataa.
4CALEENTA CAGAARAN
caleenta cagaran waxa ay ka qeyb qaadataa iney sunta jirka ka saarto waxa ayna la dagaalantaa cayilka sidas ayeyna jirka ku nadiifisaa
5.QUDAARTA FRASHKA AH.
qudarta kala duwan sida qaraha ,canbaha,babaayga,cananaaska iwm qudaartas waxa ay jirka ka saartaa sunta waa muhiim inaf qudaarta kala duwan aad isticmaasho si jirgaaga sunta looga saaro.
6.BARIISKA BROWNKA AH
Bariiska brownka ah ama coffega cml ah waxa uuna aad uga caafimad fiicanyahy bariiska can sidoklane jirka waxa uu ka saaraa sunta
Insha allh waxan rajeynayaa inaad ka faaiideen maqaal keyga wadna ku mhdsantahy aqrintaada wangsan.

0 Comments