LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

10 cunto oo kobciya cafimadka iyo quruxda shaqsiga


 1.BAR BAROONIGA GADUUDAN.

Waxaa u wataa (vitamin c) oo uu u baahan yahy jirka bani aadamka sido kle waxaa ku jira xadi badan oo (veber)ka cuntada ku jira iyo (vitamim B6) waxaa sidokle qani uu ku yahay maadada loo yaqaano (carotanoid) oo ka hortadta maqaarka inuu duu duub sameeyo isla markaana wuxuu siyaadiyaa wareega dhiiga uu maqaarka ku imaanayo taasi wexey dhalineysaa in maqaarka uu yeesho muu qaal dhaldhalaalayo iyo mid dhalanyaramimo iyo inuu noqdo mid qurux badan waxaa kale uu ladagaalamaa finanka ka soo boxo wajiga ee loo yaqaano (fin barbaarka).

2. SHUKULAATADA MADOW.

Shukulaatada madow waxa ay qani ku tahy (antioksidan and fatacide) oo xoojinaya koriinshaha maqarka bani aadamka antioksideska ku jira awgeed shukulaatada madow waxa uu hoos u dhigaa qaleylka maqaarka waxa uuna ka hortagaa in ay wax yeelo kaa soo gaarto qoraxda sidoo klane cocaha oo inta badan lagu daro shukulaatada madow waxa ay dabciyaan xididada dhiiga isla markaana siyaadisa wareega dhiiga taas oo keeneysa maqaar fayow hadaba hadii aad iibsaneyso shukulaatada madow iibso mida ay ku jirto cocaha si aad oga fogaato kuwa lagu daro caanaha iyo sokorta

3.kaluunka (malaayga) salmon.

Waa cunto aad ugu fiican ladagaalanka walwalka cabsida iyi isku buuqa waxa uu inta badan siiyaa jirkaaga (vitamin D)ga sidokle waxa uu ka hortagaa kansarka mindhicirada waa weeyn ku dhaca cudurada lafaha iyo wadnaha kaluunkas waxaa ka buuxa saliida (omg3 ) oo ku fiican ladagaalanka maqaarka duub duubmay ama miinta waxaa kale oo uu ladagaalamaa finanka iyo maqaarka xanuunka ku yimaada cunitaanka kaluunka waxa u madaxaaga ka dhigayaa mid nafaqeysan waxa uuna xoojiyaa fiyobida timaha bani aadamka iwm.

4.SALIIDA QUMBAHA

Saliida qumbaha waxa ay kamid tahay ilaha ugu qanisan ee laga helo saliida loo yaqaano(saturated oils)waxaa sido kle ku jira maado ladagaalanta becteriyada iyo waliba vireska sidokle saliida qumbaha waxa ay qani ku tahay aashitoyin kala duwan taas oo ay aas aasi u tahay vitaminDga iyo waxyaabo kle kuwas waxa ay si heersara ah ugu qaadaa dhiiga maqaarka mid jilicsan oo duub duub laheyn ayey ka dhigaan waxaa sido kle ee aay aad ugu fiicantahy qanjirka loo yaqaano (thayrod)ka iyada oo ka caawisa hoos u dhigida miisaanka.

5.SHAAHA CAGAARAN.

Waxa uu lee yahy (antioksed and aminoacid)ka loo yaqaano (lethiyanin) oo dabciya jirka isla markaana yareeya walwalka marka uu kulul yahy shaaxa waxa uu sii daayaa noocyo kala duwan oo antioksideska kamid ah kaas oo la cadeeyey in uu ka hortago kansarka sidokle shaaha cagaaran waxa uu yareeyaa halista iyo qofka dhiikarkiisa inuu kor u kaco.

Lasoco qeybta 2aad.

Post a Comment

0 Comments