LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Kidney damage habits


 Horay ma u maqashay hebel kilyaha ayaa fariisty ama waa ladhaqayaa iwm hadaba waxaan kula wadaagayaa dhowr wax yaa bood oo suurta gal kadhiga in kilyahaaga ay xanuun sadaan waxaa macquul ah caadoyinkaas mid kamid ah in aad leedahy hadii aadan wada Lahey.

Waxa ugu horeeyo ee kilyaha dila waa cabista biyaha yar ama oonka badan wey dhacdaa badankeen oonka ayaan isku daawanaa oo biyo nagu filan macabno laga yaabe xitaa manta oo dhan inaadan biyaha cad aadan cabin ilaa cabitaan moyee taasina waxa ay wax yeeleysaa kilyahaaga.

Waxaa kle oo kamid ah wax yaabaha kilyaha dila qaadashada daawoyinka aanan dhaqtarka kuu qorin sida kuwa qandho jabiyaha ah ama xanuun baa bi'iyaha kilyahaaga cafimaad kooda waa inaadan qaadanin daawo aanan dhaqtarka kuu qorin 

Sidoo kle waxaa kilyahaaga dila amaba dhaawaca xakameyn LA,aanta ama ka war qabis LA,aanta cudurada sida macaanka iyo dhiikarka ayagana kilyaha ayey wax yeeleeyaan hadaba naftaada marwalbo kwar haay.

Waxaa kle oo kilyaha dhaawada isticmaalka muqaadaraadka sida qaadka, shiishada,tubaakada,sigaarka iyo wixii ku saabsan oo dhan hadii aad tahay qof isticmaala muqaadaraadka iska jooji adiga oo u naxaya kilyahaaga

Sidookle waxaa dila kilyaha cuntoyinka cusbada ay ku badantahy waayo waxa ay Keenaan in cadaadiska dhiiga saro u koco taasna waxa ay sababtaa in kilyaha ay dhaawacdo

Ugu dambeen waxa aan kugula talinayaa in aad cabto biyo kugu filan maalin walba ugu yaraa 12 koob sidoklane waa in aad ka fogaata cunnada ay ku badantahy milixda ama cusbada sidoklane waa inad joojisaa daawoyinka aad bilaa dhaqtarka aad qaadaneysid naftada kataxadir noqona qof kawar  haya cafimadka noloshiisa.

Wad ku mahadsanthy aqriskaga wangsan waxan rajeynayaa inad wax un ka faaiiday.

Post a Comment

0 Comments